Isco: Real Madrid waa In ay Saxdaa Qaladaadkeeda

0

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Isco ayaa ugu baaqay dhamaan Ciyaartooda kooxda Real Madrid in ay wax  badan ka Bartaan qaladaadkii ay sameeyeen Kulamadii Ugu dambeeyay kadib guushii ay ka gaareen kooxda Shakhtar Donetsk..

Rafael Benitez’ ayaa wali bandhig wanaagsan ka Haysta ciyaaraha Champions League kadib guushii ay ka gaareen kooxda Shakhtar Donetsk kadib goolala ay ka haleen xidigaha Cristiano Ronaldo oo 2-goal dhaliyay Luka Modric iyo  Dani Carvajal.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain oo saxaafada La Hadlay Kadib ciyaarta ayuu sheegay in Real Madrid loogu Baahan In ay saxdo qaladaadkeeda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here