Daawo Sawirada: Meydka Safiirkii Hore ee Soomaliya oo laga Soo Dajiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

0

Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee aadan Cadde laga soo dajiyay meydka safiirkii Hore ee wadanka Allaha U naxariistee Marxuum Cabdullahi Xasan Maxamuud  oo dhawaan ku geeriyoodey dalka Masar.

Waxaa salaada Janaasada Garoonka Diyaaradaha aadan Caade kula Tukaday Madaxda dowlada soomaliya sida adaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ,Raisulwasaare ku xigeenka Soomaaliya Muddane Maxamed Cumar Carte Khaalib,Xildhibaano ,Wasiiro  Madax ka tirsan Dawladda.

IB0A0676 IB0A0681 IB0A0684 IB0A0734 IB0A0740 IB0A0747 IB0A0756 IB0A0758 IB0A06891

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here