War Deg Deg:-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Muqdisho Soo Gaaray

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Xoghayaha Guud ee qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Goordhaweyd Soo gaaray magaalada muqdisho.

Wafdigaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay madax ka Tirsan Dowladda Soomaliya oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi maxamed(Farmaajo).

Kulan gaar ah ayaa hadda wuxuu dhexmarayaa xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna ka socdaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

Kulankaasi ayaa looga hadlayaa arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin abaaraha ka jira dalka Soomaaliya iyo xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka jiro.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here