Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya.
(Farmaajo) ayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya[ waxa uu u magacaabay Xasan Cali Kheyre, xili mudooyinki la sood haafay arinta magacaabista la hadal hayay.
Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa dhinaca waxa uu aroorti hore saakay ka dhoofay garoonka aadan cadde isagoona ku sii jeeda wadanka Sacuudiga, halkaa oo uu ka helay casuumaad.

