Madaxweynaha dowladda soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa saakay ka dhoofay garoonka diyaaadaha aadan cadde isagoona u anbabaxay wadanka sacuudi carabiya.
Madaxweynaha ayaa dhawaan waxa uu casuumaad ka helay boqorka sacuudiga arinta oo keentay in dalka ugu horeeya ee uu madaxweynaha socdaalka ku tegayo uu noqdo wadanka sacuudiga.

