Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya ayaa magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed soomaliya Kadib wareegto kasoo baxday Wasaarada amniga Maamulka Koonfur Galbeed
Wareegtada Magacaabista Waxaa ku saxiixnaa wasiirka wasaarada amniga Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya Mudane C/fitaax Maxamed Ibraahim Geesay.
Halkaan ka akhriso Magacaabista


