Akhriso: Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo Magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Amniga Maamulkaas.

0

Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya ayaa magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed soomaliya Kadib wareegto kasoo baxday Wasaarada amniga Maamulka Koonfur Galbeed

Wareegtada Magacaabista Waxaa ku saxiixnaa wasiirka wasaarada amniga Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya Mudane C/fitaax Maxamed Ibraahim Geesay.

Halkaan ka akhriso Magacaabista

20151123_155149-12

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here