Akhriso:-Al-shabaab oo Digniino U jeediyay Shirkadaha Keena,kuwa Xira Kaamerooyinka Loo Yaqaano CCTV

0

War kasoo baxay Xarakada Al-shabaab ayaa digniino loogu jeediyay Shirkaddaha Sameeya Kuwa Xira Kaamerooyinka Qarsoon ee Loo yaqaano CCTV oo inta badan ku xiran Hoteelada iyo goobaha Dowladda Federaalka Soomaliya.

Al-shabaab waxa ay sheegeen in cidii amarkaan u hogaamsani wayda in Talaabo Laga qaadi Doono islamarkaana tani ay tahay digniintii ugu horeysay.

Arintaan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo dhowr jeer oo hore Shabaab  weerar ay ku qaadeen Hoteelo ku yaala Magaalada Muqdisho , maalmo kadib waxaa lasoo bandhigay Muqaalo ka Turjumaya sida uu u dhacay weerarkaas ee Al-shabaab Filiyeen.

digniin 001

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here