Maison Sere oo ku Guuleystay Ninka ugu Foolxumada Badan dalka Zimbabwe + Sawiro

0

Dalka Zimbabwe ee  qaarada Africa  waxaa lagu qabtay Tartan loogu Tartamaayay Foolxumada qaarada africa waxaana kasoo qeyb galay dadka ugu foolxumada badan ee Magaalada Harare ee Dalka Zimbabwe,

Tartamayaasha waxaa qeyb ka ahaa Maison Sere oo 5-kamid ah ilkihiisa ay maqnaayeen wuxuuna ku guuleystay Tartankii Lagu qabtay Magaalada Harare ee Dalka Zimbabwe waxaana abaalmarin ahaan loo siiyay $500(dollar)

Maison Sere ayaa ah nin aad u Foolxumo badan wuxuuna sanadihii dambe ka qeyb Galayay tartamada lagu qabanaayay  Magaalada Harare ee Dalka Zimbabwe,

Dhanka kale William Masvinu oo dhawaan ku Guuleystay ninka ugu foolxumada badan dalka Zimbabwe ee qaarada Africa ayaa galay kaalinta labaad kadib markii  kaalinta Kowaad uu ku Guuleystay Maison Sere oo loo caleema-saaray ninka ugu Foolxumada badan dalka Zimbabwe,

2nuQLtLkTKe54ceb3777d7fe70fd-0-Mr_Sere_who_has_several_teeth_missing_beat_off_five_other_contes-a-7_1448124566742 2EA9782400000578-0-image-a-14_1448125013814 2EA978E400000578-0-The_newly_crowned_Mr_Ugly_Zimbabwe_celebrates_his_victory_with_m-a-13_1448124567086 2EA9B55900000578-0-Former_Mr_Ugly_William_Masvinu_second_left_accused_judges_of_bei-a-8_1448124566748 2EA9B09900000578-0-Mr_Sere_is_pictured_on_a_friend_s_shoulders_as_he_celebrates_his-a-10_1448124566811 2EA9B3F100000578-0-The_contest_attracted_35_participants_with_organisers_saying_the-a-11_1448124566984 2EA9B3CC00000578-0-He_said_he_wanted_to_thank_God_for_winning_the_title_and_was_gra-a-9_1448124566754 2EA9B0AD00000578-0-Maison_Sere_was_crowned_Zimbabwe_s_ugliest_man_in_the_annual_com-a-12_1448124566995

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here