War Deg Deg:- Qarax Xoogan oo Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax xoogan  oo loo malaynayo in uu yahay kan ismiidaaminta ayaa goordhaweyd ka dhacay hoteelka Dayax oo kasoo horjeeda Hoteelka Wehliye ee kuyaala Laamiga Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Jugta qaraxa ayaa si weyn loogu maqlay Gudaha magaalada Muqdisho, dad halkaas ku sugan ayaa inoo xaqiijiyay in haatan la maqlayo rasaas aad u xoogan.

dabley Hubeysan ayaa ku jirta gudaha Hoteelka, rasaas xoogan ayaa la maqlayaa haatan.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here