Faah-faahin:-Qarax Labaad oo Goordhaweyd  Ka Dhacay Hoteelka Dayax

0

Qarax labaad ee gaari Noha loo adeegsaday ayaa goordhaweyd ka dhacay isla Hoteelka Dayax sida uu soo warinayo Wariyaheena C/raxmaan Kampala.

Qaraxa Labaad ayaa dhacay xili ay dad badan kusoo dhawaaden Hoteelka Dayax, Kampala ayaa soo sheegaya in dad badan ay ku dhinteen qaraxa labaad oo shacab u badnaa.

Laamaha amaanka ayaa xaqiijiyay in  gaariga qarxa  oo Noha ahaa ay ka dagteen raga hoteelka Gudaha u galay islamarkaana laamaha amaanka ay baaritaano ku hayeen, intuuusan qarxin ka hor.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here