4-kamid ah Muwaadiniinta dalka Ingiriiska iyo 2-qof oo u dhalatay dalka Australian ayaa dhintay kadib markii ay Burburtay diyaar Helicopter ay la socdeen xili ay mareysay dalka New Zealand.
Laamaha amaanka dalka New Zealand ayaa warbaahinta u sheegay in Helicopterkaan ay soo dhacday xili ay xumeed Hawada dalka New Zealand subaxnimadii saakay oo sabti ah.
Magaalada Fox Glacier waxaa kusoo dhacday Lix Helicopter 6-dii Bilood aynu soo dhaafnay iyadoona waaxda sadaashada Hawada dalka New Zealand ay sheegeen in hawada dalkaas ay aheyd mudoooyinkii dambe mid aad u xumeed.






