Diyaarad Helicopter ah oo ku Burburtay dalka New Zealand + Sawiro

0

4-kamid ah Muwaadiniinta dalka Ingiriiska iyo 2-qof oo u dhalatay dalka Australian ayaa  dhintay kadib markii ay Burburtay diyaar Helicopter ay la socdeen xili ay mareysay dalka New Zealand.

Laamaha amaanka dalka New Zealand ayaa warbaahinta u sheegay in Helicopterkaan ay soo dhacday xili ay xumeed Hawada dalka New Zealand subaxnimadii saakay oo sabti ah.

Magaalada Fox Glacier waxaa kusoo dhacday Lix Helicopter 6-dii Bilood aynu soo dhaafnay iyadoona waaxda sadaashada Hawada dalka New Zealand ay sheegeen in hawada dalkaas ay aheyd mudoooyinkii dambe mid aad u xumeed.

2EA8D4E700000578-3328029-image-a-1_1448082950143 2EA769D600000578-0-image-a-5_1448073840643 2EA769EC00000578-0-image-a-2_1448073823732 2EA769FD00000578-0-image-a-1_1448073816890 2EA9148600000578-3328029-image-a-1_1448090461920

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here