Kubada Sameeyaha kooxda Manchester City Kevin De Bruyne ayaa cadeeyay in uu ku siktay in uu ku biiro kooxda Borussia Dortmund ee Horyaalka dalka Germany.
Macalinka kooxda Liverpool ee Horey usoo Hogaamiyay kooxda Borussia Dortmund ayaa marar badan isku dayay in uu lasoo wareego laacibka kooxda Manchester City Kevin De Bruyne xiligiii uu ku sugnaa kooxda Chelsea
Kevin De Bruyne ayaa amaah waqtiyo kala duban kusoo qaatay kooxaha dalka germany isgaoona sanadkii ugu dambeeyay Horyaalka dalka Germany loo codeeyay xidiga sanadka ee Horyaalka dalka Germny.
Kevin De Bruyne ayaa caawa ka Hortagi doona Kooxda Liverpool kulan ka Tirsan Horyaalka dalka Ingiriiska oo ka dhacaya Guriga kooxda Manchester City

