Akhriso:- Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ee Maanta La Dooranayo

0

Xarunta Gaadiidka Booliska Degmada C/casiis waxaa maanta dib ugu bilaabanaya doorashada xubnaha aqalka Sare gobolada Woqooyi Somali-land ka imaanaya, kadib markii hakad la galiyay mudooyinkii dambe qilaaf jira awgii.

Maanta waxaa lagu tartamayaa ilaa 3-kursi xubnaha tartamaya ayaa u badan kuwo dhalinyaro ah oo ku cusub siyaasadda.

Kursiga kowaad waxaa ku tartami doona

Xuseen Ceelabe Faahiye

Maxamed Aadan Waaberi

Axmed Cabdi faahiye

Ayuub Ismaaciil Yuusuf.

Kursiga Labaad waxaa ku tartami doona.

Hodan Abuukar Xasan

Deeqo Xasan Xuseen

Amran cilmi fariid.

Kursiga Saddexaad waxaa ku tartami doona.

Cumar Maxamed Aadan

Nuuro Faarax Jaamac

Caasho Axmed Cabdalaah.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here