Akhriso:-Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo La Magacaabay

0

Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo dhawaan kalsoonida kala laabtay Madaxweyne C/kariin Xuseen Guulleed ayaa magacaabay Guddi ka shaqeyn doono howlaha doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulkaas.

Guddiga la magacaabay  ee doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa ka kooban 11-xunood waxaa hogaaminaya Xildhibaan Maxamed Xasan Geell.

15972443_1355916057760397_5822099295938113303_o

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here