Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo dhawaan kalsoonida kala laabtay Madaxweyne C/kariin Xuseen Guulleed ayaa magacaabay Guddi ka shaqeyn doono howlaha doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulkaas.
Guddiga la magacaabay ee doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa ka kooban 11-xunood waxaa hogaaminaya Xildhibaan Maxamed Xasan Geell.


