Ururka Midowga Yurub oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Guddoonka Golaha shacabka Soomaliya

0

Ururka Midowga yurub ayaa soo dhaweeyay sida ay u dhacday doorashadii Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka  Soomaliya oo dhawaan lagu doortay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya.

Warsaxaafadeed uu soo saaray Ururka Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in ururka uu taageersan yahay hormarka ay Soomaliya gaarayso, waxuuna amaan u jeediyay dowladii waqtigeeda uu dhamaaday ee uu hogaaminaayay Madaxweyne Xasan Shikh Maxamuud.

 

15941065_10211860177808703_7448274541611806639_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here