Waxaa soo idlaatay gordhow tiranta cododki iyadoonaxildhibaanada logu baaqayo in nidaamka ilaaliyaan.
Xubnaha tartamaya ayaa kala heysta
C/weli Ibraahim Muudey 110 cod
Faarax Shiikh 92 cod
Khadiij 26 cod
Saciid ciid 17 cod
Jeylaani nuur iikar 4 cod
Waxaa gordhow lagu wada in la bilaabo guda galka wareega labaad madama qofka uu ku soo bixi karo codod dhan 139

