waxa gordhow bilaabatay dooorashada gudoomiye ku xigeenka 2-aad iyadoona natiijada uu gudiga kud hwaaqidoono dooorashada gudoonka waqtiga la soo idleeyo doorashada gudoomiye ku xigeenka 2-aad
C/weli Sheekh Cali Muudeey oo Wareega Koowaad helay 111 Cod
Faarax Sheekh C/qaadir oo helay 94 Cod
Khadiija Maxamed Diiriye oo heshay 27 Cod
Waxaana lagu wadaa in wareega ay Gudbaan.
Dhinaca kale Musharaxiinta kala ah
Saciid xuseen Ciid oo helay 17
Khaalid Mocow oo helay 7 Cod
Jeylaani Nuur Iikar helay Afar Cod

