Cod Tirinti Oo Soo idlaatay iyo C/weli Ibraahim Muudey Oo Hogaanka Haya

0

Waxaa soo idlaatay gordhow  tiranta cododki iyadoonaxildhibaanada logu baaqayo in nidaamka ilaaliyaan.

Xubnaha tartamaya ayaa kala heysta

C/weli Ibraahim Muudey  110 cod

Faarax Shiikh 92 cod

Khadiij 26  cod

Saciid ciid 17  cod

Jeylaani nuur iikar 4 cod

Waxaa  gordhow lagu wada in la bilaabo guda galka wareega labaad madama qofka uu ku soo bixi karo codod dhan 139

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here