Waxaa gordhow xarunta Golaha shacabka Soomaaliya ka bilabataya doorashada gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya.
Doorashada gudoomiyaha baarlamaanka waxaa u sharaxan musharixiin badan balse dadka ugu cad acad waxaa kamid ah Maxamed shiikh Cusmaan Jawaari, C/rashiid Maxamed Xidig iyo C/fitaax Ibraahim Geesey.
La soco Xaalka Doorashada

