War Deg Deg ah:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Bilaabatay

0

Waxaa gordhow xarunta Golaha shacabka Soomaaliya ka bilabataya doorashada gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya.

Doorashada gudoomiyaha baarlamaanka waxaa u sharaxan musharixiin badan balse dadka ugu cad acad waxaa kamid ah Maxamed shiikh Cusmaan Jawaari, C/rashiid Maxamed Xidig iyo C/fitaax Ibraahim Geesey.

La soco Xaalka Doorashada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here