Macalinka kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa sheegay in uusan 100% caafimaad Taam ah qabin laacibka reer Argentine Lionel Messi si uu u Safto kulanka weyne ee Elclasico Ee Habeen dambe dhacaya.
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Argentine ayaa dhaawac waxa uu soo garay bishii Septemper kulan ay ka Hortageen kooxda Las palmas kulamada Horyaalka dalka Spain ee Laliga.
Warar soo baxaya ayaa TilmaamayA in xidiga Messi uu safan Karin kulanka weyne ee Elclasico ee Habeen dambe dhacayA madaamada dhaawiciisa uu yahay mid aad u Daran laacibka reer argentine

