Manuel Pellegrin: Raheem Sterling Waa in aad Saro u Qaadaa Tayadaada kulan Walba

0

Macalinka kooxda Manchester city Manuel Pellegrini ayaa sheegay in  Raheem Sterling  loogu Baahan yahay in uu Tayadiisa saro u qaado  kulan walba ay ciyaareeso kooxda Manchester City.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka England Raheem Sterling ayaa kooxdiisa u dhaliyay 6-Goal dhamaan Tartamada oo dhan u  xili ciyaareedkaan u Saftay wuxuuna ku guul dareystay in uu wax gool ah u dhaliyo kooxdiisa kulankii Aston Villa ee dhacay November 8-deeda.

Dhanka kale Raheem Sterling ayaa Habeen dambe ka Hortagi doona kooxdiisa Hore ee Liverpool Tan iyo markii uu kaga Yimid aduun dhan £49million iyadoona macalinka reer chile uu wax badan ka sugayo kulankaas,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here