Dhageyso:- Maamulka Gobolka Hiiraan “ Keating Waxa uu Sameeyay Balanqaad been ah:

0

Maamulka Gobolka Hiiraan  ayaa arrin nasiib daro ku tilmaamay  balanqaad been abuur ah oo ay had iyo jeer sameyso Qaramada Midoobay.

Gudoomiye Ku Xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Hiiraan Shiikh Xuseen Cusmaan Cali oo la hadlay Idaacadda Simba ayaa waxa uu arrin aan la fulineyn ku tilmaamay balanqaad uu shaley shacabka reer hiiraan uu u sameeyay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Kitting.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in hore sidaan oo kale ay u smaeyeen qaramada midoobay balan qaad balse hadalka ka soo yeeray Micheal Kitting uusan aheyn mid uu dhaqan gelinayo.

Ugu danbeyn gudoomiye ku xigeenka Hiiraan ayaa ka codsaday dadka reer hiiraan in ay iyaga istaakuleeyaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here