Waxaa Dhawaan Mooshin Gudbiyay Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya Mooshin ku aadan in la fasaxo Xildhibaano gaaraya 5 Xildhibaan oo Madasha Wadatashiga Qaran ay amartay in dib loogu laabto.
Xildhibaano saaxiibo ay yihiin kuwa la celiyay ayaa gadaal ka riixaya Mooshin awood u siinaya Baarlamaanka Somaliya inay go’aan rasmi ah ka gaaraan Shantaasi Xildhibaan sida lagu fasixi laha.
Hadaba waxaan idin kugu soo gudbineynaa Magacyada Xildhibaanada gudbiyay Mooshinkaan.
- Maxamed Huseen Isaaq
- Maxamed Mursal Maxamuud Boorow
- Axamed Xaaji Maxamed
- Maxamed Ali Huseen
- Abdi kariim Moalim Hasaan
- Adan Ali Idiris
- Mohamed Bakar
- Abdullahi Abadi .
- Yacquub Ali Mohamed
- Daahir Cabdi Cabdullaahi
- Khaliif Sheekh cabdullahi
- Cusmaan Kibax Abrali
- Sheekh Aadan Maxamed
- Axmed Mayow Cabdulle
- Axmed Xasan
- Hassan Ali
- Mohamed Ahmed Garweyne
- Xasan Cabdullahi Siraaji
- Ibrahim Isaaq Yarow
- Mohamed Ahmed
- Hassan Moalim Huseen
- Maxamed Mursal
- Shariif Sheekhunaa maye
- Hamza Saciid Hmza
- AbadiAziiz Hassan Mohamed
- Mohamed Bona
- Xuseen Maxamed
- Maxamed macalim yaxye
- Iman Cabdulaahi Ali
- Zamzam Ibraahim
- Fowziya Mohamed
- Hani Abdullahi Adan
- Raabaco Abdullahi Nuur
- Maryan Macalim Isaaq
- Haniifa Mohamed Ibraahim
- Timiro Maxamed Cali
- Deeqo Xuseen Xasan
- Nadiifo Aadan Isaaq
- Macalim Aadan
- Ali Abdi Osmaan
- Aamina Hasan Ali
- Jawaahir Abuukar Abdi
- Axmed Abdixafiid Mohamed
- Sandheera Maxamed Iftin
- Idiris Abow
- Safiyo Xasan Nuur
- Maxamaed Isaaq Cismaan Fanax
- Ilyaas Cali Xasan
- Sayid Cali C/qaadir
- Xasan Cabdi Nuur
- Cali Aadan Xuseen
- Isaaq MaxAMED Maxamuud
- Maxamuud Cali Maxamed
- Cadow Ibraahim Dhabow
- C/qaadir M Osobow
- C/laahi Cali Maxamuud
- Iftiin Xasan Imaan
- Cali Osman Hirsi
- Cabdi Cali Xasan
- Sagaar Ibraahim Cabdalla
- Cabdullaahi Cumar Abshirow
- C/laahi Rooble
- Maryan Aweys Jaamac
- Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim Maxamuud
- Sahro Xaaju Xuseen

