Waxaa goordhow magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan gaaray wafdi uu hogaaminayo Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting.
Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada baladweyne kus oo dhaweeyay Micheal Kitting Madaxweynaha maamulka hirshabeelle iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.
Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali C/llaahi Cosoble ayaa lagu wadaa in magaalada ay si wadajir ah ay kulamo kula qaataan odayaasha gobolka hiiraan gaar ahan Ugaas Xasab Ugaas Khilaaf oo aan siyaasad ahan la dhacsaneen weli Maamulka Hirshabeellle.

