War Deg Deg: Faransiiska oo Sheegay in la Dilay Ninkii Soo Abaabulay Weerarkii Magaalada Paris + Sawiro

0

Dowlada wadanka France ayaa sheegtay in la dilay ninkii soo abaabulay weerarkii ka dhacay Magaalada Paris ee dalka france  Todobaadkii aynu soo dhaafnay.

War kasoo baxay Laamaha Amaanka dalka France ayaa Lagu sheegay Abdelhamid Abaaoud oo u dhashtay dalka Belgium-ka da’diisana ay aheyd 27-jir in Lagu dilay dagaal socday waqti badan kasoo ka dhacay woqooyiga Magaalada Paris ee dalka France,

Wasiirka arimaha Gudaha dowlada wadanka France Bernard Cazeneuve ayaa warbaahinta dalka France u sheegay in la dilay Abdelhamid Abaaoud oo ka dambeeyay weeraradii ka dhacay meelo kamid ah Magaalada Paris ee dalka France.

2E924F8700000578-3324971-Bodies_were_removed_from_the_flat_raided_by_French_police_in_Sai-a-93_1447940297629 ISOMETRIC 2E93EFE300000578-3324971-Killer_By_his_mid_20s_it_was_clear_that_Abaaoud_would_never_fulf-a-7_1447931460600 2E93EFDE00000578-3324971-Dead_Belgian_jihadist_Abdelhamid_Abaaoud_the_suspected_mastermin-m-98_1447940856479 2E8E571800000578-3324971-Drama_The_terror_suspect_was_dragged_from_the_building_and_broke-a-6_1447922664991 2E8D82B100000578-3324971-image-m-87_1447938641374

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here