Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed oo Maanta kulamo la Qaatay Saraakiisha Ciidamada Xooga dalka + Sawiro

0

Maxamed Aadan Axmed Taliyaha Ciidanka XDS ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga ee dowlada Soomaliya  Maanta kulan kula qaatay saraakiisha ciidamada Xooga dalka soomaliyeed isagoona kala Hadlay xaaladaha ciidamada iyo Howlgalada ay dowlada soomaliya ka wado Gobolada dalka soomaliya.

Kulanka waxaa ka qeyb Galay Kooxda Fanaaniinta Ciidanka XDS ee Horseed  ku wasoo soo bandhigtay suugaan qiira leh iyo riwaayad ka Tarjumeysa waxqabadka Ciidamada xooga dalka soomaliyeed,

Taliyaha ciidamada xooga dalka soomaliyeed S/gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa Dardaaran dhinacyo badan Taabanaya u jeediyay saraakiisha ciidamada xooga dalka soomaliyeed iyo ciidamada xooga dalka soomaliyeed kuwasoo ku aadan in ay Gutaan waajibaadka ka saran dalka iyadoona aan cidna lagu xadgubeenin,

DSC09813 DSC09811 DSC09809 DSC09808 DSC09807 DSC09792 DSC09787 DSC09784 DSC09786

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here