Laacibka qadka dhexe ee kooxda Real Madid James Rodriguez ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan in uusan ciyaari Karin kulanka weyn ee Elclasico kasoo Todobaadkaan dhaxmari doona kooxaha Real Madrid iyo Barcelona.
24-jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Colombia ayaa kaliyaha Real Madrid kasoo Muuqday 3-kulam dhamaan Tarmada oo dhan kadib dhaawac kasoo gaaray dhanka Muruqa.
Waxa uu dib ugu soo laabtay kooxdiisa Kulankii ay guuldarada kula Kulmeen kooxda Sevilla isagoona shabaqada soo Laabtay laacibka reer Colombia kadib inta uusan Todobaadkaan xulkiisa u safan kulan ay ka Hortageen xulka dalka Argentine.

