Akhriso:-Taliyihii Qaybta Booliiska Gobalka Mudug ee Puntland oo Xil ka Qaadis Lagu Sameeyay

0

Xubnaha Guddiga Difaaca Gobalka Mudug  ee Maamulka Puntland oo xalay yeeshay kulan balaaran, waxaana ay Shaqada ka fariisiyeen Taliyaha Qaybta Booliiska Gobalka Mudug. gaashaanle sare Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame.

img-20161219-wa00001

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here