Qarax Ka Dhacay Magaalada Qaahira ee Dalka Masar

0

Inta la xaqiijiyay  22-ruux ayaa ku dhimatay 35-kalana way ku dhaawacmeen kadib qarax xoogan oo ka dhacay goob kaniisad ah oo ku taala Magaalada Qaahira sida uu baahiyay TV-ga qaranka Masar.

Qaraxa ayaa  ka dhacay daqiiqado ka hor xarun kaniisad oo lagu magacaabo St Mark’s Cathedral   oo ku taala bartamaha Magaalada qaahira  ee dalka Masar.

St Mark ee Cathedral waa fadhigii Masar ee Orthodox Christian kiniisaddi, waxay sidoo kale  hoy u tahay iyo xafiis  hoggaamiyaha ruuxiga ah, Pope Tawadros II.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here