Xaflad Sagootin Aheyd oo Baydhabo Loogu Sameeyay Xildhibaanada Labada Aqal +Sawirro

0

Xaflad  balaaran oo lagu sagootinaayay xildhibaanada baarlamaanka Aqalka Sare & Kan Hoose  ee ka imaanaya deeganada koonfur Galbeed Soomaliya ayaa xalay lagu qabtay Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo

Xaflada waxaa ka qeyb galay  Madaxweynaha Koonfur Galbeeed Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne, Mudane Shariif Xasan Shiikh Aadan, Mas’uuliyiin,saraakiil ka Tirsan AMISOM, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan KGS.

ugu horeyntii Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa xildhibanada labada aqal ee la doortay kula dardaarmay in ay si daacad ah u gutaan xilka loo magacaaabay islamarkaana ay ka fogaadaan wax kastoo sharaf dhac u keenayo dalka iyo dadka Soomaliyeed.

02-5

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here