Dhacdo Naxdin Leh:  Haweeney Seygeeda ku Gowracday Degmada Yaaqshid

0

Haweeney wadatay Mindi ayaa Habeenkii xalay ahaa gudaha Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir waxa ay ku gowracday seygeeda

Dhacdadaan ayaa ka dhacday xaafada Tokiyo ee ee degmada Yaaqshid Ninka la Gorwacay ayaa kamid ahaa wadayaasha gaadiidka bii’elka  ee ka dhax shaqeeya Gudaha Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaliya.

Haweeneyda iyo ninka qabay ayaa la sheegay in uu qilaaf xoogan  ka dhaxeeyay Maalmihii dambe  Taasi oo keentay in haweeyneyda ay Gowracdo seygeega oo lagu magacaabi Jirey  shariif muqtaar Cali.

Halkaan Hoose ka dhageyso qof ka Hadlaya dhacdada

Z0000029

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here