Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Sooomaliya oo Gaaray Magaalada Garoowe

0

Wafdi uu Hogaaminaayo wasiirka arimaha Gudaha dowlada Soomaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa goor dhaweyd gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimada Gobolka Nugaal.

Wafdiga wasiirka arimaha Gudaha dowlada soomaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa waxaa kamid ah wasiir ku-xigeenka wasaarada Maaliyada dowlada soomaliya iyo xubno ka Tirsan Baarlamanka dowlada soomaliya.

Wasiir Odawaa iyo xubnaha uu Hogaaminayo ayaa ka qeyb Gali doona shirarka loogu Hadlaayo Barnaamijka Hiigsiga sanadka 2016-ka oo lagu qabanaayo 6-Magaalo oo Ku yaalo deeganada Maamulka Puntland.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here