
Kooxda dalka Talyaaniga ee Juventus ayaa baadigoobaysa xidiga qadka dhexe ee kooxda Manchester City iyo xulka dalka France Samir Nasri
Manchester City ayaa dhankeeda ka hadashay dalabka kaga Yimid kooxda City iyadoona sheegtay in xidiga Lagu fasixi doono lacag gaareysa (£14.1m) waa hadii ay bixiso kooxda dalka Talyaaniga ee Juventus.
Dhanka kale warar soo baxaya ayaa sheegaya in kooxda ku guuleysatay Horyaalka dalka Talyaaniga ee Juventus in xidigaan ay baadi-goobayso si amah in ay kaga soo qaadato kooxda Manchester city Corriere dello Sport ayaa sidaas ku waramaysa
