Naadiga Juventus oo doonaysa xidiga Nasri

0
PARIS, FRANCE - NOVEMBER 19: Samir Nasri of France looks on from the substitutes' bench prior to the FIFA 2014 World Cup Qualifier 2nd Leg Playoff between France and Ukraine at the Stade de France on November 19, 2013 in Paris, France. (Photo by Harry Engels/Getty Images)

Kooxda dalka Talyaaniga ee  Juventus ayaa baadigoobaysa xidiga qadka dhexe ee kooxda Manchester City iyo xulka dalka France Samir Nasri

Manchester City ayaa dhankeeda ka hadashay dalabka kaga Yimid kooxda City iyadoona sheegtay in xidiga Lagu fasixi doono lacag gaareysa (£14.1m) waa hadii ay bixiso kooxda dalka Talyaaniga ee Juventus.

Dhanka kale warar soo baxaya ayaa sheegaya in kooxda ku guuleysatay Horyaalka dalka Talyaaniga ee Juventus in xidigaan ay baadi-goobayso si amah in ay kaga soo qaadato kooxda Manchester city Corriere dello Sport ayaa sidaas ku waramaysa

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here