Akhriso:- Puntland oo Kasoo Horjeysatay Go’aan kasoo Baxay Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya

0

Puntland iyadoo tixraacaysa go’aamadii Madasha Qaran ee 22-25, Jun, 2016 iyo kuwii ka horeeyay ee lagu qaybiyay xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyiga.

Iyadoo Madashu Qaran horay uga gaartay heshiis habraaca loo qaybinayo xubnahaas, ayay  Puntland waxay ku tilmaamaysaa wax aan waxba ka jirin qoraalka uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaliya h Mudane Maxamed Cismaan Jawaari.

1-warmurtiyeed 2-warmurtiyeed

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here