Puntland iyadoo tixraacaysa go’aamadii Madasha Qaran ee 22-25, Jun, 2016 iyo kuwii ka horeeyay ee lagu qaybiyay xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyiga.
Iyadoo Madashu Qaran horay uga gaartay heshiis habraaca loo qaybinayo xubnahaas, ayay Puntland waxay ku tilmaamaysaa wax aan waxba ka jirin qoraalka uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaliya h Mudane Maxamed Cismaan Jawaari.



