Sadex qof oo ku Dhintay Shil Gaari oo ka Dhcay Gobolka Bari

0

Wararka ka imaanaya gobolka bari gaar ahaan duleedka magaalada qardho ayaa ku waramaya in xaley saqdi dhexe uu ka dhacay dhil gaari inta u dhaxeyso deenada Sheerbi iyo Ceelaay.

Shil gaari ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Sadex qof iyadona ay ku dhaawacmeen lix kale.

Shilka ayaa yimid kadib marki ay isku dhaceen gaari nuuca raaxada iyo gaari xamuul aha oo waday qalabka dhismaha.

Dadka ay dhaawacyada soo gaareen ayaa la gaarsiisayay isbitaalka magalada qarsho ee gobolka bari.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here