Sida ay sheegayaan wararka aynu ka Halayno degmada wadajir kooxo Hubeysan ayaa Goor dhaweyd waxa ay ku dileen Gudaha degmadaas Mas’uul ka Tirsanaa shaqaalaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho
Ruuxa la dilay ayaa Magaciisa Lagu sheegay C/laahi wuxuuna kamid ahaa shaqaalaha garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho sida ay inoo sheegeen dad ku sugan degmada wadajir ee Gobolka Banaadir,
Kooxda Hubeysan ee Fulisay dilka Mas’uulka ka Tirsanaa shaqalaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ay ka baxsadeen Goobta Dilka. Uu ka dhacay.
Ciidamo ka Tirsan Kuwa dowlada soomaliya iyo kuwa amaanka Maamulka Degmada wadajir ayaa Goobta soo gaaray iyagoona Baaritaano wada,
wixii kusoo kordha simbanews.com kala soco

