Marouane Fellaini oo la Xaqiijiyay in uu Dhaawac Soo Gaaray

0

Xiriirka dalka Belgium-ka ee Royal Belgian Football Association (KBVB) ayaa cadeeyay in xidiga qadka dhexe ee kooxda Manchester United Marouane Fellaini uu seegi doono kulamada ay xulka dalka Belgium-ka ay wajihi doonaan xulalka Italy iyo Spain kadib dhaawac soo gaaray xidiga qadka dhexe.

Laacibkii Hore ee kooxda Evertoon ayaa seegay ciyaartii kooxda Manchester United ay 2:0 ay kaga guuleystay kooxda West Brom kadib markii la xaqiijiyay in uu ku dhaawacmay tababarka kooxda Manchester United.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here