James Rodriguez : Real Madrid kama baqeyso kooxda Barcelona

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Real Madrid James Rodriguez ayaa sheegay in ay kooxda Real madrid aysan ka baqeynin kooxda Barcelona ayna guuleysan doonto kulanka loogu magac-daray El Clasico

Los Blancos ayaa laga jabiyay Record-kii guuldaro la’aanta kadib markii ay guuldaro 2:3 ay kala kulantay kooxda sevilla ciyaar ka dhacday garoonka Ramon Sanchez Pijuan Halka ay Barcelona kaga adkaatay 3:0 kooxda Villarreal

Laacibka reer Colombia oo dhaawac kasoo laabtay ayaa aaminsan in kalsooni buuxdo ay isku qabto kooxda Real Madrid ay kaga adkaato kooxda Barcelona kulanka ka dhacaayo Magaalada Madrid.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here