Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Wadanka Angola “Sawirro”

0

Kooxo hubeysan oo burcad ah aya xaleyw adanka Angola waxa ay ku dileen muwaadin soomaaliyeed oo kamid aha ganacsatada mudada dheer ku noola wadanka Angola.

Afayeenka Jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Angola ayaa idaacadda simba u xaqiijiyay dilka muwaadinka soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed C/raxmaan.

Marxuumka dhintay ayaa la sheegay in madaxa ay ka toogteen kooxo burcad aha lamana ogo waxyaabaha ay ka qaateen ee agab ee uu watay muwaadinka dhintay.

Afayeenka Jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Angola ayaa sheegay in dhawaac halis ah isago oo ah Allahu naxariiste maxamed  la dhigay isbitaal balse ugu dnabeynti uu u dhintay dhaawaca halista ee soo gaaray.

14519864_1784823435138352_3642640992116554467_n  14516572_1784823525138343_1365162925054984531_n

14572966_1784823381805024_1503312100958014136_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here