Dhageyso: Madaxweynaha Galmudug oo Tilmaamay ujeedooyinka Hubka uu Maamulkiisa ula Wareegayo

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin xuseen guuleed ayaa ka Hadlay hubabkii mudooyinkii dambe  lagu wareejinaayay Maamulkiisa Galmudug ee Gobolada dhexe

Mudane c/kariin xuseen Guuleed Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay in loogu Talagalay ciidamada iyo Hubabka  uu mudooyinkii dambe la wareegayay Maamulka Galmudug xaqiijinta amaanka deeganada uu ka arimiyo Maamulka Galmudug ee Gobolada Dhexe iyo tayenta ciidamada Maamulka Galmudug.

Beelaha daga Gobolka Mudug ayaa mudooyinkii dambe maamulka Galmudug ku wareejinaayay hub iyo ciidan ay sheegeen in ay ugu Talagaleen xaqiijinta amaanka deeganada uu ka arimiyo Maamulka Galmudug.

Cod 1 Madaxweynaha Galmudug ujeedooyinka hubka loogu wareejinayo Galmudug

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here