Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin xuseen guuleed ayaa ka Hadlay hubabkii mudooyinkii dambe lagu wareejinaayay Maamulkiisa Galmudug ee Gobolada dhexe
Mudane c/kariin xuseen Guuleed Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay in loogu Talagalay ciidamada iyo Hubabka uu mudooyinkii dambe la wareegayay Maamulka Galmudug xaqiijinta amaanka deeganada uu ka arimiyo Maamulka Galmudug ee Gobolada Dhexe iyo tayenta ciidamada Maamulka Galmudug.
Beelaha daga Gobolka Mudug ayaa mudooyinkii dambe maamulka Galmudug ku wareejinaayay hub iyo ciidan ay sheegeen in ay ugu Talagaleen xaqiijinta amaanka deeganada uu ka arimiyo Maamulka Galmudug.
Cod 1 Madaxweynaha Galmudug ujeedooyinka hubka loogu wareejinayo Galmudug

