Sida ay sheegayaan wararka aynu ka halayno degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir kooxo hubeysan ayaa Gudaha degmadaas goor dhaweyd ku dhaawacay mid kamid ah xildhibaanada Baarlamanka soomaliya.
Xildhibaanka la dhaawacay ayaa Magaciisa lagu sheegay xildhibaan maxamed axmed Gurxan waxaa lagu dhaawacay agagaarka Bacadlihii hore ee degmada Xamar-weyne xili uu Halkaas ku sugnaa
Dhanka kale Maamulka degmada xamar weyne ee dowlada soomaliya ayaan wali ka Hadlin dhaawaca loo geystay Xildhibaankaan ka Tirsan Baarlamanka soomaliya
wixii kusoo kordha simbanews.com

