War Deg Deg: Mid kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya oo Lagu dhaawacay degmada Xamar Weyne

0

Sida ay sheegayaan wararka aynu ka halayno degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir kooxo hubeysan ayaa Gudaha degmadaas goor dhaweyd ku dhaawacay mid kamid ah xildhibaanada Baarlamanka soomaliya.

Xildhibaanka la dhaawacay ayaa Magaciisa lagu sheegay  xildhibaan maxamed axmed Gurxan waxaa lagu dhaawacay agagaarka Bacadlihii hore ee degmada Xamar-weyne  xili uu Halkaas ku sugnaa

Dhanka kale Maamulka degmada xamar weyne ee dowlada soomaliya ayaan wali ka Hadlin dhaawaca loo geystay Xildhibaankaan ka Tirsan Baarlamanka soomaliya

wixii kusoo kordha simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here