Petr Cech : Beyer Munich Waa koox Cajiib ah oo u Qalmatay Guul

0

Goolhayaha kooxda arsenal Petr Cech ayaa ku Tilmaamay kooxda Beyer Munich koox awood badan kadib xasuuqii ay ku sameysay kooxda arsenal oo xalay booqatay garoonka Allianz Arena ee dalka Germany.

Macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger’ ayaa Horey Beyer Munich kaga  adkaaday laakin xalay waxa loogu soo adkaaday 5-1 ciyaar ka dhacday garoonka Allianz Arena

Goolhayihii Hore ee kooxda Chelsea Petr Cech   oo saxaafadA u waramaayay ayaa sheegay in ay Arsenal  soo Bandhigtay qaab ciyaareed wanaagsan laakin kooxda Beyer Munich ay ku guuleystay in ay xasuuqdo kooxda arsenal.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here